|
|||||
WAJAALE NEWS
Baanka Dhexe Ee Jsl Oo Dalka Ka Mamnuucday Isticmaalka Khamaarka 1XBet Iyo Go,aanada Ay Kasoo Saareen!
February 15, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Baanka dhexe ee jamhuuriyada Somaliland ayaa dalka Somaliland ka mamnuucday isticmaalka App lacagta khamaarka ah lagu ciyaaro ee 1XBET Iyo amaro culusna dhul dhigtay cidkasta oo uu khuseeyo fulinta go,aankani.
Mamulka baanka jsl ayaa kulan ay iskugu yeedheen haayadaha ay khusayso go,aanka lagu mamnuucay adeegsiga 1XBET Qabtay iyagoo ku shaaciyay awaaiirta lag joojiyay in dalka Somaliland laga isticmaalo adeegan khamaarka ah.
Related posts:DAAWO;-Xisbiga Kulmiye Oo Aqbalay Musharax Aadan Jaamac Oo Usharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Harg... Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Jarmalka Oo Soo Dhawayn Balaadhan Ku Qaabiley Fanaan Nuur Daalaca... Wargeys Caalamiya Oo Ka Warramay Siyaasadda Dawladda Somaliland Ciyaartay, Markii Itoobiya Xidhiidhk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|