HARGAYSA(W,N)-Abwaan Yuusuf Shaacir oo kamid ah abwaanada somalida ayaa baaq culus udiray xukuumada Somaliland iyo garaadada gobolka sool oo uu usoo jeediyay in shacabka loo tudho islamarkaana la joojiyo xabada.