|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo War Cusub Kasoo Saartay Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Shuruudaha Ay Ku Xidhan Shir Lagu Qabto Gobolka Sool.
January 21, 2023 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Gudida wasiirada iyo taliyayaasha ciidanka iyo xildhibaanada iskugu jira ee magaalada laascanood ujooga xalinta khaqaaqadii ka dhacday ayaa war cusub kazoo saaray xaalada gobolka sool Sidoo kale gudida xukuumada ayaa shuruudo culus dul dhigay shir lahu qabto laascanood kaasi oo abaabulkiisa ay wadaan kooxo kazoo horjeeda Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|