Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay In Shidaal Laga Helay Ceelkii Deegaanka Baho dhamal ee degmada Sallaxley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay In Shidaal Laga Helay Ceelkii Deegaanka Baho dhamal ee degmada Sallaxley.
January 8, 2023 - Written by Editor:

SALLAXLEY(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa sirasmi ah ushaacisay in ceel dhawaan laga helay deegaanka baho dhamal ee degmada sallaxley uu baadhitaan kadib la ogaaday in uu shidaal yahay.

Wasiirka wasaarada tamartaiyo macdanta,waxbarashada iyo masuul kale oo xukuumada katirsan ayaa daahfuray qoditaanka ceelkan shidaalka ah ee deegaanka baho dhamal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS