Xukuumada Somaliland Oo Kor Dhisay Cashuurta Qaadka Ka Yimaada Itoobiya, Halka Ay Hoos Udhigtay Cashuurta Miirooga Kenya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Kor Dhisay Cashuurta Qaadka Ka Yimaada Itoobiya, Halka Ay Hoos Udhigtay Cashuurta Miirooga Kenya!
January 22, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland sacad cali shir ayaa wareegto uu soo saaray ku kordhisay qiimaha cashuurta qaadka Somaliland uga yimaada dalka Itoobiya kaasi oo ay libin laabtay.

Sidoo kale wasiirka maaliyada ayaa wareegtan ku sheegay hoos udhig ay ku sameeyeen cashuurta qaadka mirooga ah ee ka yimaada dalka Kenya

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS