Xubno Katirsan Komishanka Doorashooyinka Iyo xildhibaano Kormeeray Goobaha Diwaangalinta Gobolka Gabiley, Kana Hadlay Caqabado Ka Jiray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xubno Katirsan Komishanka Doorashooyinka Iyo xildhibaano Kormeeray Goobaha Diwaangalinta Gobolka Gabiley, Kana Hadlay Caqabado Ka Jiray
January 2, 2023 - Written by Editor:

WAJAALE(W,N)-Qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee laga soo doortay gobolka gabiley iyo xubin katirsan komishanka doorashooyinka oo kormeer kusoo maray goobaha diwaangalinta ee gobolka gabiley sheegayna in la xaliyay caqabado ka jiray goobaha qaar.

COMMENTS
LINKS