Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Oo loogu baaqay inay Maalinta Sabtida ah Kasoo Xaadiraan Xarunta Golaha
January 3, 2023 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa lagu wargaliyay in ay maalinta sabti kazoo xaadiraan xarunta golaha taasi oo uu ka furmi doono kalfadhigii caadi ahaa goluhu/