Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Sheegay In Xukuumadu Doonayso In Ay Kaambayn ku Gasho Qodista Ceelka Shidaal Ee Deegaanka Baho Dhamal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Sheegay In Xukuumadu Doonayso In Ay Kaambayn ku Gasho Qodista Ceelka Shidaal Ee Deegaanka Baho Dhamal.
January 9, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid cudhay oo katirsan golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa masuuliyiinta xukuumada ku eedeeyay in ay kaambayn ka dhigteen qodista ceelka shidaal ee dhawan laga helay deegaanka baho dhamal ee degmada sallaxley.

COMMENTS
LINKS