Xabsiga Madheera Oo Laga Siidaayay 29Dhalinyo Ah Oo Laga Soo Xidhay Magaalada Laascanood. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xabsiga Madheera Oo Laga Siidaayay 29Dhalinyo Ah Oo Laga Soo Xidhay Magaalada Laascanood.
January 6, 2023 - Written by Editor:

MADHEERA(W,N)-Xukuumada somaliland ayaa maanta xabsiga madheera ee gobolka saaxil kasii daysay 29dhalinyaro ah oo laga soo xidh xidhay magaalada laascanood rabshadihii ka socday maalmihii dhawayd.

Siidaynta dhalinyarada ayaa waxaa ka hawlgalay odayaal iyo siyaasiyiin reer sool ah islamarkaana kulan la qaatay madaxwaynah jsl oo ay kala hadleen sidii loo dajin lahaa xaalada gobolka sool.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS