“Xaalada Kasoo Cusboonaatay Gobolka Sool, Waxaa Eeda Ugu Wayn Iska Xukuumada Madaxwayne Biixi”Xisbiga Ucid. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xaalada Kasoo Cusboonaatay Gobolka Sool, Waxaa Eeda Ugu Wayn Iska Xukuumada Madaxwayne Biixi”Xisbiga Ucid.
January 20, 2023 - Written by Editor:

“Dhamaan salaadiinta ,garaadada iyo cuqaasha gobolka sool, waxaan leeyahay xayn daabka Somaliland ha dhaafina”Xisbiga Ucid

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Maroodi jeex ayaa xaaladaha kazoo cusboonaaday gobolka sool masuuliyadeeda ku eedeeya xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne bixi oo uu sheegay in uu diiday in uu sexeexo heshishkii xukuumadii siilaanyo la gashay khaatumo

Sidoo kale xisbiga Ucid ayaa sheegay in dadka xukuumada umatala gobolka sool aanay ahayn kuwo saamayn ku leh gobolka sool.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS