|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaynu Ubaahan Nahay In Ay Qabsano Shirwayne Qaran, Oo Aynu Kaga Tashano Wixii Inga Xumaaday”Gudoomiye Faysal.
January 4, 2023 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa qotodheer uga hadlay xaalada dalka Somaliland iyo dhibta ka taagan magaalada laascanood Sidoo kale udoomiye Faysal ayaa ku baaqay in Somaliland ubaahan tahay in layskugu yimaado shirwayne qaran Dhanka kale ayaa eng faysal ayaa sheegay in prof cali khaliif galaydh uu ugeeriyoodaycadhadii uu ka qaaday muuse biixi markii uu fulin waayay heshiishkii ay khaatumo la gashay xukuumadii axmed siilaanyo. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:''Cidii Isku Dayda Inay Maalin Gaara Ciido, Talaabo Sharciga Waafaqsan Ayaa Laga Qaadayaa”Wasiirka D... Madaxwaynaha Jsl Oo Abaalmarino Qaaliya Gudoonsiiyay Ardaydii (𝐰𝐢𝐢𝐥𝐚𝐥 𝐢𝐲𝐨 𝐡𝐚𝐛𝐥𝐚𝐛𝐚) Ee Ugu Sarreeyey ... Dalalkii Beesha Caalamka Ee Bayaanka Kasoo Saaray Xaalada Siyaasadeed Ee Jsl Oo Si Gooni-gooni ah U ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|