“Waxaan Cadaynayaa In Aan Iska Casilay, Ururkii Barwaaqo Ee Aan Kamid Ahaa, Xaalada Ka Taagan Magaalada Laascanood Darteed” Prof Ebyan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaan Cadaynayaa In Aan Iska Casilay, Ururkii Barwaaqo Ee Aan Kamid Ahaa, Xaalada Ka Taagan Magaalada Laascanood Darteed” Prof Ebyan.
January 18, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Prof Axmed Cabdi Muuse Ebyan oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee kazoo jeeda gobolka sool oo maanta lagu soo dhaweeyay magaalada hargaysa kana mid ah masuuliyiinta sar sare ee Ururka Barwaaqo ayaa sheegay in uu gabi ahaanba iska casilay xilkii uu ka hayay ururka barwaaqo

Sidoo kale prof ebyan ayaa sobobta uu isku casilay ku sheegay in keentay arintan cakiran ee ka taagan magaalada laascanood si uu ugu madaxbanaanado mawqifka uu ka qabo xaalada gobolka sool islamarkaana aanay saamaynin ururka barwaaqo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS