|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan Aad Ulayaabaa Runtii, Rag Badan Oo Leh, Halkii 82kii Aynu Maraynay Ayay Reer Laascanood Taagan Yihiin”Siyaasi Ramaax.
January 18, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Saleebaan Maxmuud cali hayste “Ramaax” oo xilal kala duwan kazoo qabtay xukuumadihii Somaliland ayaa ka hadlay arinta laascanood iyo hadalada kasooyeedhay dadka qaar oo iyagu sii hurinaya xaalada ka taagan Sidoo kale siyaasi ramaax oo isagu badhasaab kazoo noqday gobolka sool ayaa sheegay in ay reer laascanood gar uleeyihiin in ay yidhaahdaan cida na dilay waala garanayaan ee maxaa wax looga qaban waayay . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Ood... DAAWO;-EX Wasiir Qabo Oo Warbaahinta Kasoo Muuqday Isagoo Xoolo Dhoofinaya Sheegayna In Uu Siyaasadi... Booliska Dalka Kenya Oo Laba Wiil Oo Dhalinyaro Ah Ku Toogtey Xaafada Islii Ee Magaalada Nairobi. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|