|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan Aad Ulayaabaa Runtii, Rag Badan Oo Leh, Halkii 82kii Aynu Maraynay Ayay Reer Laascanood Taagan Yihiin”Siyaasi Ramaax.
January 18, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Saleebaan Maxmuud cali hayste “Ramaax” oo xilal kala duwan kazoo qabtay xukuumadihii Somaliland ayaa ka hadlay arinta laascanood iyo hadalada kasooyeedhay dadka qaar oo iyagu sii hurinaya xaalada ka taagan Sidoo kale siyaasi ramaax oo isagu badhasaab kazoo noqday gobolka sool ayaa sheegay in ay reer laascanood gar uleeyihiin in ay yidhaahdaan cida na dilay waala garanayaan ee maxaa wax looga qaban waayay . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO; Wasiirada Warfaafinta Iyo Arimaha Gudaha Jsl Oo ka Hadlay Dab Ka Kacay Qayb Kamida W, Warfaaf... Al-shabaab Oo Soo Bandhigay Muuqaalkii Ugu Horeeyay Ee Weerarkii Saldhiga Ciidan Somaliya Ee Barrii... Halkan Ka Akhri:-Madaxweyne Siilaanyo Oo Kala Qaaday Doorashooyinka Golaha Wakiilada iyo Madaxtooyad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|