|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshadaha Jsl Oo Kormeer Kusoo Maray Goobaha Diwaangalintu Ka Socoto Ee Wajaae, Geed balaadhan Iyo Allaybaday
January 5, 2023 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada warshadaha somaliland ee xukuumadii axmed siilaanyo shucayb maxamed muuse oo ay weheliyaan xildhibaan axmed ciisood,cuqaal iyo xubno kale ayaa kormeer kusoo maray goobaha diwaangalintu ka socoto ee deegaanada Degmooyinka wajaale, Geed balaadha Iyo Allaybaday Ee Gobolka Gabiley. Masuuliyiinta Uu Horkacayo Siyaasi Shucayb oo ujeedada safarkoogu sidii ay ugu kuurgali lahaayeen sida ay deegaanada uga socoto qaadashada kaadhka codbixinta ayaa soo dhawayn balaadhan kala kulmay bulshada ku dhaqan deeganadan kuwaasi oo shacabka ugu baaqeen in ay isdiwaangaliyaan oo ay qaataan kaadhka codbixintayayaasha. HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Iyo Prof.C/salaam Yaasiin Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhga Maxamed Baash... DAAWO;-Wasaarada Waxbarashada Oo Xaflad Sabootin Ah Uqabatay 450 Arday Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay D... Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Dhisme Cusub Oo Loo Dhisay Saraakiisha Da’yarta Ah COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|