Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Diwaangalinte Ee Bariga Gobolka Sanaag. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Diwaangalinte Ee Bariga Gobolka Sanaag.
January 1, 2023 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)-Wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha Bulshada Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa kormeer ku tagay deegaano katirsan bariga gobolka sanaag oo ay ka socoto diwaangalinta codbixiyayaasha

Sidoo kale wasiirka ayaa shacabka deegaanadaasi kula dardaarmay in ay qaataan kaadhka codbixinta oo muhiim u ah horumarka deeganka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS