|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeeray Goobaha Ay Ka Socoto Diwaangalinta Codbixiyayaasha!
January 17, 2023 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Technolajiyada Somaliland oo ay weheliyaan badhasaabka gobolka gabiley ,maayarka maagaalada gabiley iyo masuuliyiin kale ayaa kormeeray goobaha diwaangalinta codbixiyayaashu ka socoto ee degmooyinka Allaybaday, wajaale, kalabaydh ee katirsan gobolka gabiley kaasi oo u jeedadiisu ahayd sidii shacabka loogu baraarujin lahaa qaadashada kaadhka codbixinta oo mudo koobani ka hadhay wakhtigii lasoo gabo gabaynayay kaadashadiisa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALK A WARKAN;
Related posts:Loolanka Loogu Jiro Buuxinta Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jsl Oo Bilowday Iyo Shakhsiyaadka Ilaa Hada... Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Xildhibaanada Xisbiga Kulmiye Uga Soo Baxay Golaha Wakiilada. Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Cambaareeyay Weerarka Siyaasadeed Iyo Dhaqaale Ee Kasoo Yeedhaya So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|