Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Diwaangalinta Ka Socoto Ee Degmada Agabar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Diwaangalinta Ka Socoto Ee Degmada Agabar.
January 7, 2023 - Written by Editor:

AGABAR(W,N)-Wafti uu hogaaminayo wasiirka isgaaadhsiinta oo ay weheliyaan wasiirku xigeenka waxbarashada iyo maamulka gobolka gabiley, maayarka magaalada gabiley iyo qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada iyo kuwo degmada gabiley ayaa kormeer dardar galinta diwaangalinta codbixiyayaasha ku tagay degmada Agabar ee Gobolka Gabiley.

Ugu Horaynaya waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyiintan maamulka degmada agabar iyo waxgaradka deegaanka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS