Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo Xilkii La Wareegay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo Xilkii La Wareegay.
January 10, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka cusub ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Eng Cali Xoor Xoor ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiirkii hore ee wasaarada Mustafe Godane oo hadana loo badaley  wasaarada hawlha guud iyo guryaynta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS