Wasaaradda Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Jsl Oo Raashin Uqaybisay Qoysas Dan Yar Ah Ee Ku Dhaqan Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaaradda Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Jsl Oo Raashin Uqaybisay Qoysas Dan Yar Ah Ee Ku Dhaqan Magaalada Hargaysa.
January 12, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada shaqada iyo arimaha Bulshada somalland ayaa deeq raashin uqaybisay dadka danyarta ah eek u dhaqan xaafadaha magaalada hargaysa.

Waxaana qaybinta raashinkan oo a siiyay 250qoys oo laga soo xulay xaafada hargaysa faah faahin ka bixiyay agaasimaha waaxda arimaha bulshada marwo filsan xuseen khaliif.

COMMENTS
LINKS