HARGAYSA(W,N)-Wakaalada Biyaha ee caasimada hargaysa ayaa daah furtay dhaam biyood biyo xidheen noocuusi ku cusub yahay Somaliland oolaga hirgaliyay deegaanka Geed Deeble ee duleed magaalada hargaysa
Waxaana muhiimada uu dhaam biyoodkani leeyahay ka warbixiyay farsamo yaqaanada gacanta ku hayay mareeyaha wakaalada biyaha iyo masuuliyiin kale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;