|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waa Munaafaq Qofka Ku Odhanaya, “Somaliland Xaq Bay ULeedahay Inay Aayaheeda Ka Tashato” Ee Aan Odhan Karayn “Dadka Reer Sool Xaq Bay Uleeyihiin..”Abwaan Weedhsame.
January 1, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” oo kamid ah Hal Abuurada dhalinyarada Ah ee ugu caansan Gayiga somaliland iyo ka somalida ayaa qoraal uu bartiisa Facebookga ku baahiyay kaga hadlay qadiyada gobolka sool ka taagan, isagoo ka hadlaya wuxu yidhi. “Waa Munaafaq Qofka Ku Odhanaya “Somaliland Xaq Bay u Leedahay Inay Aayaheeda ka Tashato” Ee Aan Odhan Karayn “Dadka Reer Sool Xaq bay Uleeyihiin Aayo Ka Tashigoodu” Midna ogow, Dawaladdu waxay shacab ku maamuli kartaa rabitaankooda. Haddii aanay ku rabin, xoog iyo cudud cidina cid kuma maamuli karto. Anigu qaddiyada Somaliland waan aaminsanahay, balse ma qabo inay tahay wax qofka aan rabin lagu sandullayn karo oo qasab lagaga dhigi karo. Related posts:Warbixin Caalami oo Iftiimisey Heerka Somaliland kaga jirto Qiimeyn lagu sameeyey Dimuqraadiyadda, D... DAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo ka Hadlay Arinta Kasoo Cusboonaatay Gobolka Sanaag Iyo Fariinta U... DAAWO;-Shirkada Daabacada Ee Tusmo Jet Oo Xafiis Ka Furatay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|