Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo
January 7, 2023 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)-Taliyaha guud ee ciidanka ilaalada xeebaha somaliland oo ay weheliyaan saraakiil katirsan ciidanka ayaa lagu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka sanaag ee ceerigaabo.

COMMENTS
LINKS