|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland Oo Canbaaraysay Fal Xadgudub Iyo Cunsuriyad ah Oo Kooxo Dalka Sweden Ku Dhaqani Kula Kaceen Kitaabka Quraanka Kariimka Ah
January 25, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylci ayaa canbaareeyay fal xadgub iyo cunsuriyad ah oo kooxa xagjir ah kula kaceen kitaabka quraanka kariim ah islamarkaana dawlada sweden ugolaatay in gubaan kitaabka quraanka kariimka ah Sidoo kale madaxayne kuxigeenka somaliland ayaa ku baaqay in dawladaha islaamka si wada jir ucanbaareeyaan falkan. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Salaadiinta Gobolada Galbeedka Somaliland ayaa Xukuumada ku Dhaliilay siday uga seexatay soo Qabasha... Madaxwayne Ku Xigeenka Puntland Oo Ka Soo Horjeestay Magacaabis Iyo Xilka Qaadis Uu Sameeyay Madaxwa... Wasiir Cali Mareexaan Oo Dhulkii Ugu Badnaa Iibiyay Tan Iyo Markii Uu Madaxwayne Siilaanyo U Magacaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|