Siyaasi Sharci Daro Ku Tilmaamay Xadhiga Mustafe Martin, Sheegayna In Goob Gaar Ah Lagu Xidhay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Sharci Daro Ku Tilmaamay Xadhiga Mustafe Martin, Sheegayna In Goob Gaar Ah Lagu Xidhay!
January 13, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdixaliim oo xil wasiirnimo kazoo qabtay xukuumadii hore ee Somaliland ayaa sharci daro ku tilmaamay xadhiga xukuumadu kula kacday mustafe martin oo uu sheegay in lagu xidhay goob gaar ah

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS