|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Reer Sool Ah Oo Ku Baaqay In Arinta Laascanood Loo Dabo Fadhiisto Gudoomiye Cabdirasaaq Khaliif.
January 5, 2023 - Written by Editor:“Muuse Biixiyoow Somaliland Waad Baabiinaysaa Kuwii Kula Baabiin Lahaana Waad Heshay Oo Waa Reer Sool”Siyaasi Reer sool ah, HARGAYSA(W,N)-Midkamid ah siyaasiyiinta iyo waxgaradka kazoo jeeda gobolka sool ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in aanu aqoonsanayn gudoomiyenimada gudoomiyaha golaha wakiilada islamarkaana uu u arko in uu yahay xisbiga waddani balse aanu u arag masuul qaran Sidoo kale siyaasigan ayaa sheegay inta madaxwayne biixi aragtaada ka qabo gudoomiyaha goaha wakiilada cabdirasaaq khaliif in aanu dagayn gobolka sool. Related posts:Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Ku Biidhikaasey In Ay Kaga Takhalusayaan Wasiirnimada Xirsi Xilkana L... DAAWO; Mareeye Eng Cali Xoor Xoor Oo Kashifay Sir Ku Saabsan Maalgalinta Dekeda Berbera Iyo Waxa Is... Xildhibaan C/laahi Blacki Oo Madaxweynaha Somaliland Ku Hambalyeey Safarkiisa Uu Ku Gaadhay Magaalad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|