|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Kasoo Jeeda Gobolka Sool Oo Sheegay In Garaadada Laascanood Ku Shirayaa Ay Soo Saarayaan Go,aamo Dhabar Jab Ku Ah Somaliland!
January 21, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Oday shariif Ibraahim oo kamid ah masuuliyiinta kazoo jeeda gobolka sool ayaa farta ku fiiqay halista laga filan karo shirka garaadada iyo madaxdhaqameedka beelaha dhulba hante ku qabanayaan magaalada laascanood oo uu sheegay in go,aamo ay soo saarayaan dhabar jab ku yihiin xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne biixi. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Daawo Khubaro Ajaaniba Oo Badhitaan Ku Samaysay Xasuuqii 1988-1998 Iyo Muqalka Naxdinta Leh Ee Ay So... Daawo:Gudoomiye Ciro Oo Gudida Abaaraha Ku Wareejiyay Qadar Lacageed Oo Golaha Wakiiladu Ugu Deeqeen... DAAWO;-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Fariin la Xidhiidha Diwaan Galinta Udiray Shacabka. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|