“Qofkasta Oo Somaliland Taageersan, Waa Dadka Lagu Laayo Magaalada Laascanood, Maxaa Loogu Layn Waayay Kuwo..”Siyaasi Xuseen Dayr. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Qofkasta Oo Somaliland Taageersan, Waa Dadka Lagu Laayo Magaalada Laascanood, Maxaa Loogu Layn Waayay Kuwo..”Siyaasi Xuseen Dayr.
January 3, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Eng Xuseen Aadan Cige (Xuseen Dayr) Oo xilal kala diwan kazoo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo ayaa ka hadlay xaalada ka taagan magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood

Sidoo kale siyaasi Xuseen Dayr ayaa daboolka ka qaaday in dadka lagu laayo magaalada laascanood ay yihiin dadka taageersan Somaliland ee xilalka haya iyo kuwo hal doorka ah.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS