Prof Ibraahim Meecaad Oo Soo Bandhigay Kooxaha Isku Bahaystay Shirqoolada Ka Socda Laascanood Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Prof Ibraahim Meecaad Oo Soo Bandhigay Kooxaha Isku Bahaystay Shirqoolada Ka Socda Laascanood Iyo Fariinta Uu Udiray Shacabka Jsl.
January 2, 2023 - Written by Editor:

CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland ayaa ka hadlay xaaladaha ka taagan magaalada laascaanood iyo dhawaaqa kazoo yeedhay kooxo isku bahaystay hagar daamaynta midnimada shacabka Somaliland

Sidoo kale Prof Meecaad ayaa bulshada reer laascanood ugu baaqay in ay isdajiyaan islamarkaana ay xaq uleeyihiin in ay helaan abni.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS