|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Urur Siyaasadeedka Shacabka Somaliland “SPP” Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Diwaangalinta Ee Caasimada Hargaysa!
January 4, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka Ururka Siyaasadeedka shacabka Somaliland Ee SPP Garyaqaan Maxamed Maxamuud xaashi (Timo) iyo Masuuliyiin Ururka Katirsan Ayaa kormeer ku tagay goobaha diwaangalinta codbixiyayaasha ka socoto ee magaalada hargaysa gaar ahaan xaafada galbeedka hargaysa ee magaalo biixi. Sidoo kale Gudoomiye kuxigeenka SPP Garyaqaan Timo ayaa dadwaynaha ku dhaqan xaafadan iyo guud ahaan caasimada hargaysa ugu baaqay in ay qaataan kaadhka codbixinta oo muhiim u ah muwaadiniinta HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Itoobiya oo shaacisay inay bilaabayso isticmaalkooda Dekedda Berbera iyo Caqabado ay farta ku fiiqda... Taliyeyaasha Ciidamada Somaliland iyo Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada oo Fariimo Kala duwan u diray... Daawo: Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Salal Oo Ka Hadlay Khilaaf Ka Jira Gobolka Salal Iyo Xaalada D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|