|
|||||
WAJAALE NEWS
Marwo Amran Maxamed Ismaaciil Oo Baaq Diwaangalinta Codbixiyayaasha Ah Udiray Bulshada Gobolada Maroodi Jeex Iyo Hawd.
January 2, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Marwo amran maxamed ismaaciil oo kamid ah masuuliyiinta xisbi xaakimka kulmiye ayaa bulshada ku dhaqan gobolada maroodi jeex, hawd iyo degmada balay cabane ugu baaqday in ay isdiwaangaliyaan islamarkaana qaataan kaadhka codbixinta Sidoo kale siyaasiyad amrxan ayaa agaasimaha guud ee wasaarada ganacsiga iyo warshadaha somaliland ku bogaadisay sida uu uga hagar baxay in ay isdiwaangaliyaan beeshoodu oo uu iskugu yeedhay kulan mideeyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Xadhiga ka Jartay Ceel Biyood Laga Hirgalay Deegaanka Waali... Maayar Kuxigeenka Caasimada Hargaysa Oo Dhagax Dhigtay Dhismaha Xarunta Degmada Ibraahim Koodbuur. Madaxweynaha Jsl Oo Ka Qeyb-galay Aas Wadareed Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Cumar Carte Qaalib Iyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|