Marwo Amran Maxamed Ismaaciil Oo Baaq Diwaangalinta Codbixiyayaasha Ah Udiray Bulshada Gobolada Maroodi Jeex Iyo Hawd. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Marwo Amran Maxamed Ismaaciil Oo Baaq Diwaangalinta Codbixiyayaasha Ah Udiray Bulshada Gobolada Maroodi Jeex Iyo Hawd.
January 2, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Marwo amran maxamed ismaaciil oo kamid ah masuuliyiinta  xisbi xaakimka kulmiye  ayaa bulshada ku dhaqan gobolada maroodi jeex, hawd iyo degmada balay cabane ugu baaqday in ay isdiwaangaliyaan islamarkaana qaataan kaadhka codbixinta

Sidoo kale siyaasiyad amrxan ayaa agaasimaha guud ee wasaarada ganacsiga iyo warshadaha somaliland ku bogaadisay sida uu uga hagar baxay in ay isdiwaangaliyaan beeshoodu oo uu iskugu yeedhay kulan mideeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS