|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Somaliya Oo Furay Shirwaynaha Culimada Iyo Nuxurka Arimaha Lagaga Hadli Doono!
January 23, 2023 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha somaliya xasan sheikh maxamuud ayaa maanta magaalada muqdisho ka daahfuray shirwaynaha culimada somaliya kaasi oo socon doono mudo sedex cisho ah Waxaana furitaankii shirkan iyo Arimaha lagaga hadli doono faah faahin ka bixiyay wasiirka diinta iyo awqaafta somaliya sheikh mukhtaar roobow iyo culimo kale Dhanka kale madaxwayne xasan sheikh ayaa hadlay muhiimada uu leeyahay shirka culimada iyo arimaha ay muhiimka tagay in diirada lagu saaro. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; MUJ Boobe Oo Si Adag U Dhaliilay Wadahadalo Qorsoodiya Oo Xukumadda Somaliland Dalka Tur... Todoba Qof Oo Tahriibayaal Soomaali Ah Oo Ku Geeriyooday Bada Liibiya Iyo Qaarkale Oo Ay Soo Badbaad... DAAWO;-Dood Kulul Oo Ku Saabsan Dib U Dhacyada Doorashooyinka Jsl Oo Dhexmartay Xisbiyada KULMIYE, U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|