|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Somaliya Oo Furay Shirwaynaha Culimada Iyo Nuxurka Arimaha Lagaga Hadli Doono!
January 23, 2023 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha somaliya xasan sheikh maxamuud ayaa maanta magaalada muqdisho ka daahfuray shirwaynaha culimada somaliya kaasi oo socon doono mudo sedex cisho ah Waxaana furitaankii shirkan iyo Arimaha lagaga hadli doono faah faahin ka bixiyay wasiirka diinta iyo awqaafta somaliya sheikh mukhtaar roobow iyo culimo kale Dhanka kale madaxwayne xasan sheikh ayaa hadlay muhiimada uu leeyahay shirka culimada iyo arimaha ay muhiimka tagay in diirada lagu saaro. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Shirka Beesha Ba Muxumed Oo Maanta Lagu Soo Gabo Gabeeyay Magaalada Shansha Cade Iyo Go,aamada Ka... DAAWO; SHeekh Aadansiiro oo khudbadii jimcaha Kaga hadlay Tilmamaha Hoggaamiyaha Somaliland u baa... Jaaliyada Somaliland Ee ku Dhaqan Maraykanka Oo si weyn u Xustay Sanad guurada 25aad Madax-banaanida... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|