Madaxdhaqameed Iyo Waxgarad Reer Kenya Ah Oo Karbaashay Faarax Macalin, Farana Ku Fiiqay Shakhsiyadiisa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameed Iyo Waxgarad Reer Kenya Ah Oo Karbaashay Faarax Macalin, Farana Ku Fiiqay Shakhsiyadiisa!
January 6, 2023 - Written by Editor:

KENYA(W,N)-Madaxdhaqamed iyo waxgarad iyo ganacsato k dhaqan dalka Kenya gaar ahaan deegaanka somalida ee geerisa ayaa eedo culus ujeediyay faarax macalin iyagoo sheegay in uu caadaystay farogalinta wadamo ka baxsan Kenya iyo sheegashada wax aanu qaban.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS