Madaxdhaqameed Iyo Waxgarad Reer Kenya Ah Oo Karbaashay Faarax Macalin, Farana Ku Fiiqay Shakhsiyadiisa!
January 6, 2023 - Written by Editor:
KENYA(W,N)-Madaxdhaqamed iyo waxgarad iyo ganacsato k dhaqan dalka Kenya gaar ahaan deegaanka somalida ee geerisa ayaa eedo culus ujeediyay faarax macalin iyagoo sheegay in uu caadaystay farogalinta wadamo ka baxsan Kenya iyo sheegashada wax aanu qaban.