Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kormeer ku Maray Goobaha Diwaangalinta Ka Socoto Deegaanada Cadaadley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kormeer ku Maray Goobaha Diwaangalinta Ka Socoto Deegaanada Cadaadley
January 3, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani ,musharaxa madaxwayne ee xisbiga ,xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo katirsan xisbiga ayaa kormeer ku tagay goobaha diwaangalinta codbixiyayaasha ka socoto ee deegaano katirsan gobolka maroodi jeex gaar ahaan degmada Cadaadley kuwo kale.

COMMENTS
LINKS