Hay’adda Pharo Foudation Oo Shahaadooyin Iyo Siidhka Beeraha Gudoonsiiyay 38 kamida Beeralayda Deegaanada Jaleelo Iyo Xunbo wayne. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hay’adda Pharo Foudation Oo Shahaadooyin Iyo Siidhka Beeraha Gudoonsiiyay 38 kamida Beeralayda Deegaanada Jaleelo Iyo Xunbo wayne.
January 10, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Haayada pharo Foudation ayaa munaasibad uqabatay 38kamid ah iskaashatooyinka beeralayda deegaanada jaleelo iyo Xunbo wayne kuwasi oo ay gudoonsiiyay shahaadooyink

Sidoo kale haayadan ayaa beeralaydan deegaanada katirsan gobolka maroodi jeex siisay shiidhka beeraha.

COMMENTS
LINKS