Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Imtixaan Ka Qaaday Shaqaalihii Ku Meelgaadhka Ahaa Ee Wasaarada Caafimaadka Gobolka Saaxil. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Imtixaan Ka Qaaday Shaqaalihii Ku Meelgaadhka Ahaa Ee Wasaarada Caafimaadka Gobolka Saaxil.
January 1, 2023 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Haayada shaqaalaha dawlada ayaa imtixaan ka qaaday qaarkamid ah shaqaalihii ku meelgaadhka ahaa ee wasaarada caafimaadka ee gobolka saaxil

Gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada khaalid jaamac qodax ayaa ka hadlay ujeedada imtixaanka ay ka qadaayaan shaqaalaha ku meelgaadhka ahaa ee wasaarada caafimaadka.

COMMENTS
LINKS