|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Ku Fashilantay Sugida Abniga Magaalada Laascaanood.
January 2, 2023 - Written by Editor:ANKARA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay xaalada magaalada laascanood iyo dhimashada ka dhalatay gadoodka bulshada ku dhaqan Sidoo kale Gudoomiye cabdirasaaq khaliif ayaa xukuumada ku eedeeyay in ay ku fashilantay sugida abniga magaalada laascanood iyo waxka qabashada dadkii laayay haldoorka gobolka sool isagoo ugu baaqay in xukuumadu ciidamada ka ka saarto gudaha magaalada si loo dajiyo mudo haraadada ay bulshadu dhigayaan. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Daawo-Xuseen Axmed Caydiid Oo Qodob Qodob U Akhriyey 15ka Ee Ay Kula Heshiiyeen Xisbiga Mucaaridka A... DAAWO;-Maxamuud Xaashi Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Muxuuse Ka Yi... Shaqaale katirsanaa Qaramada Midoobay oo saaka laga afduubtay Xeryaha Qaxootiga ee Dalka Kenya COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|