|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Ganacsatada Qaadka Oo Sheegay In Ay Dib Udhigeen Mudadii Ay Hore Usheegeen Inay Joojinayaan Jaadka Ay Itoobiya Ka Keenaan.
January 1, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha ganacsatada qaadka ee Somaliland ee dalka itoobiya ka keena jaadka ayaa sheegay in ay dib udhigeen mudadii ay hore ushaaciyeen in ay joojinayaan qaadka ay ka keenaan dalka itoobiya oo uu sheegay inay keentay xidhiidha usocda iyo wadahadal usocda meelihii ay ka keeni jireen Sidoo kale Gudoomiyaha ganacsatada qaadka ayaa xukuumada Somaliland ugu baaqay in ay arintooda waxka galaan oo ay dawlada itoobiya kala hadlaan cadaadista ay saartay.
Related posts:Shaqaalaha Madbacada Qaranka oo Mudahaarad Sameeyey Kana Cabanaya Musharhar La’aan, Fariina U diray ... Daawo Xildhibaanadii Waday Mooshinka Ka Dhanka Ah Maayarka Oo Sheegay In Ayna Dooran Maayar Iyo Afha... Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo Gurigiisa Ku Booqday Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Wa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|