Gudoomiyaha Ganacsatada Qaadka Oo Sheegay In Ay Dib Udhigeen Mudadii Ay Hore Usheegeen Inay Joojinayaan Jaadka Ay Itoobiya Ka Keenaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Ganacsatada Qaadka Oo Sheegay In Ay Dib Udhigeen Mudadii Ay Hore Usheegeen Inay Joojinayaan Jaadka Ay Itoobiya Ka Keenaan.
January 1, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha ganacsatada qaadka ee Somaliland ee dalka itoobiya ka keena jaadka ayaa sheegay in ay dib udhigeen mudadii ay hore ushaaciyeen in ay joojinayaan qaadka ay ka keenaan dalka itoobiya oo uu sheegay inay keentay xidhiidha usocda iyo wadahadal usocda meelihii ay ka keeni jireen

Sidoo kale Gudoomiyaha ganacsatada qaadka ayaa xukuumada Somaliland ugu baaqay in ay arintooda waxka galaan oo ay dawlada itoobiya kala hadlaan cadaadista ay saartay.

 

COMMENTS
LINKS
       
       
       
      ๏ปฟ