Gudomiyaha Urur Siyasadeedka Horseed Oo Munaasibad Casho Sharaf Ah Ku Maamuusay Kooxda Kubada Cagta Ee Gobolka Sool. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudomiyaha Urur Siyasadeedka Horseed Oo Munaasibad Casho Sharaf Ah Ku Maamuusay Kooxda Kubada Cagta Ee Gobolka Sool.
January 17, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Muj Cabdilaahi Iimaan Dirawal ayaa munaasibad casho sharaf ah ku maamuusay kooxda kubada cagta ee ka socota gobolka sool kaasi oo ujeedadiisu ahayd diirigalin iyo soo dhawayn uu ku maamuusay kooxdan oo ka qaybgalaysa tartanka horyaalka horyaalada Somaliland ee ka socda caasimada Hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS