Gudida Dib Udhiska Waaheen Oo Kormeeray Halka Uu Marayo Dhismaha Suuqa Waaheen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Dib Udhiska Waaheen Oo Kormeeray Halka Uu Marayo Dhismaha Suuqa Waaheen.
January 16, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida heer qaran ee dib udhiska suuqa waaheen ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha suuqa waaheen oo socda kaasi oo ay ka warbixiyay halka uu marayo iyo qorshayaasha ku xiga ee y fuliyaan

Gudidan oo uu horkacayay gudoomiyaha gudida ahna wasiirka diinta iyo awqaafta jsl iyo xubno katirsan maamulka dawlada hoose ayaa ka warbixiyay bilowga dhismaha suuqa waaheen oo qaarkood ay dhisanayaan dadkii ay ka gubatay kuna sargo,an nasqadii ay dawladu udiyaarisay suuqa waaheen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS