Gudida Beelaha Gobolka Sool Oo War Kasoo Saaray Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Fariinta Ay Bulshada Udireen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Beelaha Gobolka Sool Oo War Kasoo Saaray Xaalada Magaalada Laascanood Iyo Fariinta Ay Bulshada Udireen!
January 10, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Gudida beelaha dhulba hante iyo fiqishini ee dhawan uu arimaha gobolka umagacaabay garaadka jaamac garaad ismaaciil oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada laascanood ayaa ka warbixiyay xaalada magaalada iyo banaanbaxyo aanay ogolayn oo shacabka qaar sameeyen

Sidoo kale gudida ayaa shacabka magaalada laascanood iyo cidkasta oo danaynaysa talada gobolka in ay joojiyaan waxyabaha ay baraha bulshada ku qorayaan iyo mudo haraado aanay ogayn

Dhanka kale Gudidan ayaa ciidamada amaanka ka dalbaday in aanay shacabka u adeegsan rasaas nool.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS