Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Ka Jawaabay Hadalkii Madaxwayne Biixi Ka Yidhi Arimaha Laascanood! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Ka Jawaabay Hadalkii Madaxwayne Biixi Ka Yidhi Arimaha Laascanood!
January 31, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamid ah isimada ku jiray magaalada laascanood islamarkaana kamid ah garaadada sida wayn uga soo horjeeda Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadl madaxwaynaha Somaliland maalintii shalay ka yidhi isgoo saska qaaday kalmadii uu biixiku sheegay in kooxo xagjir ahi doorku leeyihiin kacdoonada ka taagan gobolka sool.

 

COMMENTS
LINKS