Dawlada Somaliya Oo Shaacisay In Ay Xidhay 250 Acoun Oo Dhaqaale Loogu Ururin Jiray Ururka Al shabaab
January 14, 2023 - Written by Editor:
MUQDISHO(W,N)-Dawlada somaliya ayaa sheegtay in ay xidhay inka badan 250 Acoun oo dhaqaalaha loogu urur jiray Ururka Alshabaab oo ka furnaa shirkadaha kala duwan ee ka hawlgala magaalada muqdisho.