Dawlada Maraykanka Oo Shaacisay Dhoolatus Milatari Oo Berbera Ku Wada Samaynayaan Wadamada La Saaxiibka Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Maraykanka Oo Shaacisay Dhoolatus Milatari Oo Berbera Ku Wada Samaynayaan Wadamada La Saaxiibka Ah.
January 14, 2023 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Saraakiil milatari oo ka socda dawlada maraykanka ayaa safar ku yimid Somaliland gaa ahaan magaalada berbera oo uu ku yaalo bas ciidan kaasi oo ay ku kulmeen saraakiil ka socotay ciidamada qaranka Somaliland.

Sidoo kale safarkan ciidamada maraykanka ayaa waxay dawlada Washington shaacisay in magaalada berbera lagu qaban doono tababar milatari oo ay wada samaynayaan markanka iyo wadamada la saaxiibka ah oo ay kamid yihiin somaliya.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS