|
|||||
WAJAALE NEWS
“Dawlada Maraykanka Dan Ayaa Inaga Soo Gashay, Ee Madaxwayne Danteena Ka Horaysii”Siyaasi Cabdirashiid Jaamac Dhari Oo Hore Uga Sii Digay Arinta Maanta Taagan!
January 18, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi rashiid jaamac dhari (sheekhul axmar” oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka hadla xaalada dalka ka taagan iyo kuwa geeska Africa ayaa mudo haan laga jooga 5bilood ka hadlay damaca dawlada maraykanka ee Somaliland iyo danaha uu ka leeyahay isagoo xiligaa madaxwaynaha Somaliland usoo jeediyay In danka uu ka leeyahay maraykanku uu ka horaysiiyo danka Somaliland Hadalka uu hore uyidhi siyaasi rashiid jaamac (sheekhul axmar” ayaa maanta ay taagan tahay sififaalaheegii shacabka Somaliland uu sicad u horyimid waxyaabihii uu ka digaayay. HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Murrashaxa Madaxwayne Ku Xigeenka WADDANI Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyey Da... Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal, (1936kii - 2016ka) Qalinka Boobe Yuusuf Ducaale ... Ciidamada Qaranka Ee Ku Sugan Jiida Tukaraq Oo Ka Hadlay Xaalada Nabadgalyo Deegaanka, Beeniyayna In... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|