Dawlad Deegaanka Somalida Oo Warbaahintii Ugu Tirada Badnayd Ka Joojiyay Shaqadii Iyo Ogolaanshihii Ay Kaga Hawlgalayeen Itoobiya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlad Deegaanka Somalida Oo Warbaahintii Ugu Tirada Badnayd Ka Joojiyay Shaqadii Iyo Ogolaanshihii Ay Kaga Hawlgalayeen Itoobiya!
January 28, 2023 - Written by Editor:

Qoraal kazoo baxay maanta oo ay taariikh tirsiga itoobiya tahay 20/05/2015 xafiiska warfaafinta dawlad deegaanka somalida islamarkaana tixraacaya qoraal kazoo baxay wakaalada dawlada itoobiya ee arimaha warbaahinta ayaa shaqadii kajoojisay warbaahinta afka somaliga ku hadasha ee ka hawlgalaysay deegaanka somalida iyadoo lagu wargaliya laba bilaabo maanta in aanay ka shaqayn Karin dalka ogolaasho la,aan

Sidoo kale dawlad deeganka somalida ayaa qoraalkeegan ku sheegtay in tvyada madaxbanaan oo ay weheliso idaacada BBCdu ay yihiin dhamaan warbaahin laga leeyahay dalka Dibadiisa

HALKAN KAGA BOGO QORAALKA KASOO BAXAY DDS;

 

 

 

 

COMMENTS
LINKS